Madaxweyne Waare oo xilka ka qaaday 5 ka mid ah golaha wasiirada Hirshabelle (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo saaray wareegto xilka looga qaadaY shan ka mid ah golihiisa wasiirada. Sidoo kale, wareegtada ayaa lagu magacaabay wasiiro kale oo bedelaya kuwa xilalka laga qaaday, lamana oga sababta keentay in wasiiro intaas la’eg mar kaliya xilka laga qaado. HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia … Continue reading Madaxweyne Waare oo xilka ka qaaday 5 ka mid ah golaha wasiirada Hirshabelle (Akhriso)